100% Offline & Secure

Your Wealth,
Fully Automated.

E-tiri instantly reads your EVC Plus and JEEB SMS receipts to build beautiful financial dashboards. No banks, no internet required.

Take control of your local EVCPlus, JEEB, eDahab, ZAAD, SAHAL & M-PESA transactions today.
E-tiri Dashboard
Launch Special: Get Lifetime Access for just $39.99!
(Ku Hel VIP key forever $39.99 kaliya usbuucan)

Sida Uu App-ku U Shaqeeyo

Dooro qaybaha si aad u aragto muuqaalka iyo faa'iidooyinka appka keenayo.

01

Maareynta Xogta Ganacsiga

Iska illow inaad boqolaal SMS dhex ruxruxdo. E-tiri waxay si toos ah u kala soocaysaa dakhliga iyo kharasaadka dukaanka adigoo aan u baahnayn internet.

  • Pull to instantly sync new texts
  • Filter by Income or Expenses
  • Smart insights on daily spending
Maareynta Xogta Ganacsiga

Choose Your Plan.

Start for free, or lock in our early-bird discounts before prices go up.

E-tiri Basic

$0/forever
  • Last 30 Days History
  • Basic Mobile Dashboard
  • 1 Wallet Tracked
  • Manual Categories
Download Free

Pro Monthly

$2.99/month
  • Unlimited SMS History
  • Auto-Categorization
  • PDF & CSV Exports
  • Proactive Budget Limits
Get Monthly Pro
Save 50%

Pro Annual

$35.88
$14.99/year
  • Unlimited SMS History
  • Auto-Categorization
  • PDF & CSV Exports
  • Proactive Budget Limits
Get Annual Pro
Best Value

E-tiri VIP

$79.99
$39.99/one-time
  • Everything in Pro
  • Pay once, keep forever
  • Full PC Web Dashboard
  • Priority WhatsApp Support
Get Lifetime VIP

Sida Loo Fureeyo VIP-ga

Uma baahnid kaarka bangiga. Kaliya 3 tillaabo oo sahlan oo adeegsanaya EVC Plus.

1

Copy-garee App ID-gaaga

Code-kan waa aqoonsiga gaarka ah ee isku xiraya lacag bixintaada iyo telefoonkaaga.

  • Fur app-ka E-Tiri ee telefoonka.
  • gal qaybta Settings (⚙️).
  • Taabo Code-ka si uu u copy-gareyo.
02

Gudbi Lacagta Khidmadda

App-ka hadda laguma shobi karo telefoonada iPhone (iOS). Wuxuu u shaqeeyaa kaliya Android.

Taabo icon-ka adeegga aad u baahan tahay si uu otomaatig ugu koobiyeysto lambarka akoonka, ka dibna ku bixi khidmadda.

Hubi inaad screenshot ka qaaddo fariinta lacag bixinta!
3

Hel Code-kaaga Activation-ka

Noogu soo dir faahfaahintaada WhatsApp si aad Activation key-gaaga u hesho daqiiqad gudaheed.

  • Soo qor **App ID-gaaga**
  • Soo dir **Screenshot-ka** fariinta
  • Qor telefoonka aad lacagta ka soo dirtay
Message WhatsApp

Su'aalaha Badanaa nala Weydiiyo